Wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan oo Maraya Marxalad Xasaasi ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa waxyar ka hor shaaciyay in wada-hadallada u dhexeeya dowladda Iiraan iyo Mareykanka ay gaareen heer gabagabo ah, islamarkaana ay jiraan rajooyin xooggan oo laga qabo in labada dhinac ay ku dhawaaqaan heshiis rasmi ah maalmaha soo socda. Hadalka wasiirka ayaa yimid xilli indhaha caalamku ay ku jeedaan…
