Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

XOG: Guddoomiye Cusub oo Lagu Wado In Loo Magacaabo Gobolka Hiiraan Iyo Buuq Ka Dhex Taagan Beelaha Gobolka

Muqdisho (RBC) Sida Raxanreeb ay u xaqiijiyeen ilo wareed ku dhow wasaaradda arrimaha gudaha waxaa guddi wasiiro iyo xildhibaano ah oo loo saaray ka soo talabixinta arrimaha maamulka gobolka Hiiraan oo beryahan khilaafaad uu ka taagnaa ayaa soo gudbiyey talo ku aadan shakhsiga loo magacaabayo maamulka gobolka Hiiraan. Warqad ay gudbiyeen guddigaasi uuna taageeray wasiirka [...]...

read more...

73 Views Published By: .raxanreeb.com - Friday, 22 February, 2013

Random News