Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

War dag dag ah Al.Shabaab oo Shaciyay in uu dhintay Askari Faransiis ah oo ay shalay ku qabteen Bullo Mareer

Afhayeenka XarakadA Al.shabaab Sh.C/casiis Abuu Muscab ayaa goor dhow shaaciyay inuu dhintay askarigii ay nolosha ku qabteen ee Faransiiska ahaa kaasoo ay ku qabteen dagaalkii dhowr habeen ka hor ka dhacay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka shabeelaha hoose. Abuu Muscab ayaa daboolka ka qaaday in askarigaani uu u dhintay rasaas ku dhacday intii uu socday [...]...

read more...

111 Views Published By: kismaayo24.com - Monday, 14 January, 2013

Random News