Tv-ga Horncable Oo Baahiyay Warbixin Ka Hor Imanaysa Natiijadii Ay Ka Soo Saareen Guddiga dooroshooyinku Gobolka Awdal
Borama(XNN)Guud ahaan waxa dhawaan lagu dhawaaqay doorashadii in muddo ah lasugayay ee degmada Borama iyo weliba degmooyinka kale ee Gobolada Awdal iyo Salal. Doorshadan oo kuraasta ugu badan uu ku guulays xisbiga Kulmiye ayaa waxa ay axsaabta iyo Ururadu ka haleen degmada Borama kuraas kala badan,Xisbiga kulmiye waxa uu ka helay degmada Borama 7kursi,ururka Wadani [...]...
77 Views Published By: xariiradnews.com - Wednesday, 5 December
Random News
- Older News
-
Raggii ka dambeeyay dilkii Sheekh C/qaadir Gacamey oo maanta lagu xukumay xukun dil ah
markacadey.net (Yesterday) - Waxaa maanta xukun dil toogasho leh lagu xukumay ilaa toddobo nin oo dhalinyaro ah, oo ay ku cadaatay inay ka dambeeyeen dilkii Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Gacamey).... 2 Views Read more
-
Liberia: Several Top Gov't Officials Snub LACC's Assets Verification Exercise
aallafrica.com (Yesterday) - [Heritage]The Liberia Anti-Corruption Commission (LACC) has disclosed that several top officials of the Government of Liberia (GOL) have "deliberately refused to cooperate" with its Assets Verification Exercise.... 2 Views Read more -
Banaanbax ballaaran oo maanta markale ka dhacay Magaalada Muqdisho
markacadey.net (Yesterday) - Waxaa soo badanaaya banaan baxayaasha maal mahaan ka dhacaaya Magaalada Muqdisho, iyadoo banaan baxyadu ay lee yihiin ujeedooyin kala duwan. Banaanbaxa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu taageeraayay... 1 Views Read more
