Tirada xildhibaannada xisbi/urur kastaa ka helay lixda gobol ee dalka iyo degmooyinka gobollada
Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa ku dhawaaqay xalay fiidkii natiijada codkii laga dhiibtay doorashada degaanka caasimadda Hargeysa, iyadoo hore loogu dhawaaqay natiijooyinka 18 ka mid ah degmooyinka iyo goobaha doorashada tooska ah ka qabstoontay 28 November 2012, waxana ilaa hadda maqan kuraasta degmooyinka amma aanay codbixintu ka dhicin ee xildhibaannadooda lagu soo xulo qaabka saami-qaybsiga. Laba [...]...
89 Views Published By: togdheernews.com - Friday, 7 December
Random News
- Older News
-
Madaxda Africa oo wada jir u xusay 50 sano guurada AU (DAAWO)
warfaafiye.com (Today) - Raiisal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa daah furay munaasabada dabaal dega 50 sano guuradii aasaaska ururka Midowga Africa, iyadoo ay kasoo qeybgaleen munaasabadaasi dhamaan Madaxweyneyaasha Qaarada, Madax ka socoto... 2 Views Read more
-
WAR DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
markacadey.net (Today) - Qarax xoogan ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo qaraxaan loo maleynaayo inay ka dambeysay Al Shabaab. Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay Boosteejada laga raaco baabuurta... 1 Views Read more
-
Xafladii USP Khaatumo State,Awdal State,Maakher state Ee Kadhacday Dalka Isku Taga Imaaradka Carabta(Daawo Sawirada)
radiowidhwidh.com (Today) - Waxaa Kadhacay Xalay Magalaada shariqa ee Dalka Imaaradka Carabta Xaflad Balaaran oo eey soobandhigtay Xisbiga USP Xafladan ayaa Aheed Xaflad eey ubahneed shacabka sadaxda State in Loo qabto waayo waxeey... 3 Views Read more
