Tacsi Marxuum Siciid Cilmi Hoori.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhamaan dadkan hoos ku qoran oo ku sugan wadanka Ingiriiska waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ala Ha u Naxariistee Marxuum Siciid Cilmi Hoore, oo 1dii Bisha February 2013 ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaanay ilaahay marxuumka uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo samir iyo iimana [...]...
42 Views Published By: oodweynenews.com - Saturday, 2 February
Random News
- Older News
-
Halkan Toos Uga Daawo Ciyaarta Hadda Dhexmaraysa Xulalka Gobolda Daad-madheedh IYo Hawd
oodweynenews.com (Today) - Hargeysa (OWN) Waxaada halkan ka daawataa ciyaar xiiso badan oo hadda garoonka Hagryesa ku dhexmaraysa xulalka gobolada Daad-madheedh iyo Hawd halkan hoose guij http://new.livestream.com/accounts/3492548/events/2122181 Oodweynenews.com,Hargeysa... 5 Views Read more
-
Dowlada Federaalka oo iska fogaysey eedaymihii ku aadanaa waxka badalka lagusameeyey Dastuurka
puntlandi.com (Today) - Muqdisho–18 Juun,2013–Pi– Afhayeenka Villa Soomaaaliya Cabdiraxmaan Yariisow beeniyay Eddeymaha losoo jeediyey Xukuumada, wuxuuna sheegey inaysan Dowlada Federaalka ah waxba ka taaban Dastuurka aysana awoodaas lahayn, wuxuu raaciyey in waxka badalka... 1 Views Read more -
Cimriga Xukuumadahu Wuxu Ku Xidhan Yahay Tayadooda. Qore Axmed Aadan Cali (Haybe).
oodweynenews.com (Today) - Dawlad hawlkar, cadaalad iyo fikir bulsho oo xeel dheer leh , garsoorkeeduna caadil yahay, oo dhowraysa xuquuqda qofka iyo ta bulshadaba guud ahaan, Umadduna u siman tahay ayaa ah lagama... 1 Views Read more
