Taageerayaashii Ururr-siyaasadeedkii Xaqsoor Oo Magaalada Hargeysa Ka Bilaabay Mudaharaad Rabshada Wata Iyo Rasaaska Ka Dhacaysa Xaafadda Dumbuluq
Dec 6, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Taageerayaasha ururr-syaasadeedkii hadhay ee Xaqsoor ayaa daqiiqado ka hor ka bilaabay mudaaradaad rabsada wata magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin taageerayaasha ururr-syaasadeedkaasi ee Axmed Dhagax iyo nawaaxiga xaafaddaha Biriijka ku hareeraysan ee Dumbuluq,ilaa hadda lama oga khasaaraha uu gaystay mudaharaadkaasi iyo hadiiba ay jirto cid wax ku [...]...
112 Views Published By: cadceed.com - Thursday, 6 December
Random News
- Older News
-
Amnesty oo baaq quseeya Qaxootiga u dirtay Kenya
warhaye.com (Today) - ---Inta soo Booqatay :1Hadal uu jeediyay agaasimaha hayada Amnesty International ee arrimaha deegaanka ayaa waxa uu ku cadeeyay in Qaxootiga oo aan diiwaan galin ayContinue Reading »... 0 Views Read more
-
Urur Goboleedka Geeska Afrika (IGAD) oo manta Go’aano ka soo saaraya Xaaladda Muragsan Gobolada Jubooyinka.
somaliswisstv.com (Today) - Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta ku kulansan yihiin Magaalada Adis Ababba e dalka Itoobiya, waxayna kulankooda uga wadahadli doonaan Mushkilada ka aloosan gobollada Jubbooyinka.... 2 Views Read more
-
Liberia: Urgent Need for Medical Doctors
aallafrica.com (Today) - [NEWS]The Liberian Government has got more problems now perhaps than during the years of violence. The problems are multiple and hugely insurmountable in many respects, and it is glaring that... 4 Views Read more
