Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Sirdoonka Ethiopia oo Xabsiga dhigay 5 ruux oo weeraro ka fulin rabay Adis ababa

Hay’adda sirdoonka dalka Ethiopia, ayaa sheegtay in ay xirtay shan iyo toban qof oo looga shakisan yahay qorshaynta in ay weeraro ka fuliyaan gobolka Soomaalida Ethiopia iyo gobolka Harar.  Hay’adda ma shaacinin dhalashada dadka ay tuhunsan tahay balse waxay sheegtay in ay soo tababartay kooxda maleeshiyada, al-Shabaab, oo ka howlgasha dalka Soomaaliya. Todobaadkan horaantiisii ayaa [...]...

read more...

28 Views Published By: newsomali.com - Thursday, 3 January, 2013

Random News