Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Shirkada Isgaarsiinta NATIONLINK oo in ka badan 48 saacadood ka maqan hawada

Waxaa maalintii saddexaad hawada ka maqan shirkadda Isgaarsiinta Nationlink oo ka mida shirkadaha ugu waaweyn Soomaaliya,waxaana walaac uu soo wajahay macaamiishii ku xirneyd shirkadaasi. Dadka ayaa isweydiinaya sababaha hawada ay uga maqantahay shirkadda,waxaana soo baxay warar kala duwan oo la xiriira mushkilada heysata shirkadda Isgaarsiinta Nationlink, walow madaxda shirkadaasi aanu wax tafaasiil ah  weli ka [...]...

read more...

112 Views Published By: deegaan.com - Monday, 14 January, 2013

Random News