Shirka Todobaadlaha Ee Golaha Wasiirrada Oo Todobaadkan Qodobbo Xasaasi Ah Looga Hadlay
Muqdisho (RBC Radio) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkoodii todobaadlaha ah ee ay khamiis walba yeeshaan ayadoo shirka Todobaadkanna looga hadlay qodobbo xasaasi ah. Shirka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa shir gudoominayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxaana ugu horeyn shirka warbixin ku aadan guullaha ay [...]...
29 Views Published By: .raxanreeb.com - Thursday, 13 December
Random News
- Older News
-
Obama oo difaacay adeegsiga diyaaradaha Drone-ka
horseedmedia.net (Today) - Barack Obama Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in Maraykanka uu adeegsado diyaaradahaasi, marka ay kooxaha khatarta ku ah Maraykanka ay ku sugan yihiin wadamo kale isla... 2 Views Read more
-
The uneven charm of Rome's cobblestones
bbc News (Yesterday) - The stories behind Rome's gleaming cobblestones... 3 Views Read more -
Horumarka Waxbarashada Somaliland oo Loogu Tallogalay Lacag Gaadhaysa $4.2 Milyan oo Doollar
togdheernews.com (Today) - Washington (Togdhnews) – Guddida sare ee Iskaashiga waxbarashadda adduunka (Global Partnership for Education), ayaa maalintii Arbacada magaalada Washington ee dalka Maraykanka ku ansixiyey lacag gaadhaysa $439 milyan oo loogu tallogalay... 2 Views Read more
