Sheeko La yaab leh oo dhex martay Ra’iisal Wasaare Saacid, Haweenay Shaash Iibiso iyo dad Maqaayad ku Qaxweynayey , Daawo Muuqaalada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka kulan balaaran la qaatay dadweyne faro badan oo ku qaxweynayey maqaaxi ku taala gudaha Villa Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u salaamay dadkii ku qaxweynayey makhaayadda isagoo kulan is xog waraysi ah la qaatay shacabkii meesha joogay una oggolaaday in ay iska [...]...
37 Views Published By: newsomali.com - Wednesday, 5 December
Random News
- Older News
-
Ilwaad Elman waa 23-jir iyo Iimaan oo 21-jir ah waxa ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho iyagoo haysta dhalashada dalka Canada, Warbixin
newsomali.com (Yesterday) - Waa gabdho walaalo ah, Ilwaad Elman waa 23-jir iyo Iimaan oo 21-jir ah waxa ay ku sugan yihiin xarunta nabadda ee Elman Labo gabdhood oo uu dhalay Elman Cali Axmed... 10 Views Read more
-
Africa: Pan-Africanism 'To Unlock Our Future'
aallafrica.com (Today) - [SA Info]Debates by Africans from all walks of life are reaffirming pan-Africanism as a guide to action and the foundation for Africa's renaissance, African Union Commission chairperson Nkosazana Dlamini Zuma... 1 Views Read more -
Wasiirada arrimaha dibeda IGAD oo sharci daro ku tilmaamay maamulada looga dhawaaqay Kismaayo
warhaye.com (Today) - ---Inta soo Booqatay :0Wasiirada arrimaha dibeda ee dowladaha xubnaha kaa h urur goboleedka IGAD oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Addis ababa ee dalka ItoobiyaContinue Reading »... 6 Views Read more
