(Sawirro) War-murtiyeed laga soo saaray gabagabadii Shirkii dhaqanka gobolka Mudug.
Galdogob(Puntlandi.com):- Degmada Galdogob ee gobolka Mudug waxaa ku soo gabagaboobay Shirkii dhaqanka ee gobolka Mudug oo loogu Magac daray NABAADIINO ISU HOYASHO IYO HOR-USOCOSHO. Ajandayaasha Shirka ee Maanta ayaa waxay ahayd Dadka Afduubka loo haysto ee u dhashay Waqooyiga Mudug, Dib u dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha, Iskuxirnaansha Bulshada Gobolka Mudug ee Puntland. Shirkaas ayaa ugu horayn [...]...
70 Views Published By: puntlandi.com - Wednesday, 2 January
Random News
- Older News
-
XUSKA 18 MAY EE MAGAALADA HANGZHOU EE CARIGA CHINA IYO SIDII HEERKA SARE AHAYD EE LAGA XUSAY
oodweynenews.com (Today) - CHINA(OWN)- waxa habeenkii xalay ka dhacday xaflad lagu xusayay sanadguuradii 22 aad ee madaxbanaanida somaliland magaalo madaxda HANGZHOU ee ZHEJIANG PROVINCE ee cariga china . xafladan oo ah tii ugu... 3 Views Read more
-
Madaxtinimada Doorasha Ximin iyo Xeeb oo la shaaciyay xiliga ay dhaceyso.
warbahinta.com (Today) - Musharaxa ugu cadcad jagada madaxweynenimada maamul goboleedka Ximin iyo Xeeb Mudane Cali-Amiin Sayid Axmed ayaa maanta waxa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Shirkaas... 1 Views Read more
-
Zambia: Suspected 'State Agents' Break Into Bufi Singer Pilato's House
aallafrica.com (Today) - [Zambia Reports]Suspected state agents have broken into the house of singer Pilato and made away with two laptops, a video camera and his wife's mobile phone in what sources say... 3 Views Read more
