R/wasaaraha oo kulan la yeeshay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha
R/wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee wasaaradahada dowladda. Kulanka uu maanta xafiiskisa kula qaatay R/wasaaraha dalka dhamaan agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowladda ayaa u jeedadiiisu waxa ay aheyd in ay kala warqaataan agaasimayaasha iyo R/wasaaraha islamarkaana ay wada falanqeeyaan wax yaabahi u [...]...
29 Views Published By: warbahinta.com - Sunday, 3 February
Random News
- Older News
-
Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)
radiowidhwidh.com (Today) - Waxaa gebi ahaanba la xiray hawada dalka Ingiriiska maadaama ciyaarta Fiinaalka koobka Champions League lagu qaban doono maanta dalkaas taas oo dhex mari doonta kooxaha reer Germany ee kala ah... 2 Views Read more
-
War Deg Deg Ah: Xisbiyadii Faroole oo Dhex Mushaxaya Buuhoodle iyo Maamulka khaatumo oo Gacanta Buuhoodle Ka Siibaxaysa
radiowidhwidh.com (Today) - Magaalada buuhoodle oo kamida Deegaanada maamulka khaatumo ayaa hada iskubadashay dhul faroole kataliyo, waxana magaalada iminka ku sugan siyaasyiin ka socda xisbiyada maamulka puntland oo raba in laga codeyo doorashada ... 1 Views Read more
-
Aid groups urge EU to fulfil commitments to Palestinians
yahoo.com/ (Today) - RAMALLAH, West Bank (Reuters) - A group of 80 international aid agencies urged the European Union on Saturday to follow through on pledges it made last year to back Palestinian... 2 Views Read more
