Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Natiijada Hordhaca Ah Ee Deg. Gabilay Iyo Axsaabta/Ururada Ay Ku Kalajiraan+Wasiir Timacad Oo Isdabamarin Sameeyay.

Dec 5,2012 Gabiley(Cadceed) – Kadib huursi badan oo ay sameeyeen masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinka Degmadda Gabiley ayaa goor-dhaweyd ku dhawaaqay Natiijadii Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmadda Gabiley,    Natiijadan waxay Axsaabta Siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:- 1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi. 2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi. 3)-UCID waxa uu [...]...

read more...

365 Views Published By: cadceed.com - Wednesday, 5 December, 2012

Random News