Mid Ka Mid ah Salaadiinta Puntland oo lagu Dilay Boosaaso.
Koox hubeysan ayaa maanta ku dishay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari mid ka mid ah salaaddiinta maamulka Puntland oo lagu magacaabi jiray Suldaan Muuse Faarax Muuse (Muuse Onkod). Suldaanka oo ka mid ahaa isimmada Puntland ee ka soo jeeda gobolka Bari ayaa kooxda hubeysani waxay ku toogatay agagaarka Gaaca ee magaalada Boosaaso, sida [...]...
48 Views Published By: togdheernews.com - Saturday, 2 February
Random News
- Older News
-
A BRIEF HISTORY OF SOMALILAND AND ACOMPLISHED SUCCESS.
togdheernews.com (Yesterday) - Now the 22nd anniversary of Independence of Somaliland has passed in grace, peace, and enjoyment and Somali Unity discussions are behind us, it is very unnecessary to spoil our flourishing... 7 Views Read more
-
Kenya: One More Killed in Mandera Clan War
aallafrica.com (Yesterday) - [The Star]One more person was killed and another injured yesterday after armed militia attacked at Guba Village in Banisa constituency, Mandera county. Guba Village is about 15km from Banisa district... 11 Views Read more -
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliland oo goor dhaweyd soo gaadhay magaalada borame+ Badhasaabka Salal oo isna u kicitimay Degmada Xariirad+Maayorka degmada saylac iyo Xoghayaha degmadaasi oo xalay u baqoolay tuulada jidhi iyo
xariiradnews.com (Today) - Salal(XNN)-Wararka ka imanaya magaalada boorame yaa sheegaya inuu goor dhawayd soo gaadhay magaaladaasi Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha S/land Mudane:Maxamed Nuur Caraale Duur.socdaalka Wasiiraka ayaa ku qotoma sii daynta Oday dhaqmeedkii... 3 Views Read more
