Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka dil toogasho ku fulisay saddex askari

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka ku fulisay dil toogasho saddex ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasoo horay Maxkamada ay dil ugu xukuntay. Saddexdan askar ayaa saaka lagu toogtay Tiirka School Polizio, halkaasoo horay askar dilal geystay lagu toogtay. Xukunkan dilka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan dowladda oo uu ugu horeeyay Gudoomiyaha Maxkamada [...]...

read more...

23 Views Published By: jowhar.com - Wednesday, 20 February, 2013

Random News