Magaalada Beydhabo oo ka mid noqotay Magaalooyinka ay qabsadeen Ciidamada Itoobiya.
Magaalada Beydhabo ayaa Maanta sida naloo xaqiijiyey u gacngashay Ciidamada Itoobiya , Waxana magaalada isaga baxay Ciidamadii Alshabaab ee halkaas ku sugnaa iyadoo magaalada aanu ka dhicin wax dagaal ah. Ciidamada Itoobiya ayaa haatan ku sugan gudaha magaalada Beydhabo iyadoo dadkii magaalada degganaa ay halkaa isaga qaxayaan intoodii badneydna ay horay uga carareen kahor intii [...]...
0 Views Published By: hillaac.net - Wednesday, 22 February, 2012
Random News
- Older News
-
SOMALIA: Statement from Jubbaland State of Somalia [Press Release]
horseedmedia.net (Today) - Despite the IGAD Summit communique of the 22nd Extra-ordinary session on the situation in Somalia, Mogadishu is still provoking the Jubbaland Administration to catalyze insecurity, hostility and animosity among the... 5 Views Read more
-
Finalka Champions League oo caawa la ciyaari doono
deegaan.com (Today) - LINE-UPKA MACQUULKA AH: Borussia Dortmund: Weidenfeller; Piszczek, Subotic, Hummels, Schmelzer; Gundogan, Bender; Kuba, Reus, Großkreutz; Lewandowski. Bayern Munich: Neuer; Lahm, Buyten, Dante, Alaba; Martinez, Schweinsteiger; Robben, Muller, Ribery; Mandzukic. Waxaa la... 4 Views Read more
-
Hogamiyaasha IGAD oo ku heshiisay in maamul KMG ah loo dhiso Jubooyinka
deegaan.com (Yesterday) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda... 8 Views Read more
