Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Dalka Suudaan

Muqdisho(RBC Radio)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Jaaliyada iyo ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan wadanka Suudaan, madaxweynaha ayaa ka qeyb galay xaflad ay si weyn usoo agaasimeen jaaliyada Soomaalida iyo ardayda ku dhaqan wadanka Suudaan wuxuuna u jeediyey qudbad dheer oo ku aadan marxalada cusub ee uu dalku galay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Suudaan ku [...]...

read more...

95 Views Published By: .raxanreeb.com - Wednesday, 2 January, 2013

Random News