Koomishanka Degmada Gabiley oo ku Dhawaaqay Kuraasta Ururradu kala Heleen iyo Magacyada Xildhibaannada soo Baxay
Gabilay (Togdheernews- Komishanka degmadda Gabiley ayaa galabta shaaciyay natiijadii doorashada goleyaasha deegaanka ee degmadda Gabiley ee gobolka Gabiley. Natiijadan waxay asxaabta siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:- 1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi. 2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi. 3)-UCID waxa uu helay 4 kursi 4)-RAYS, waxa uu helay [...]...
148 Views Published By: togdheernews.com - Wednesday, 5 December
Random News
- Older News
-
Tacsi : Xisbiga WADDANI
oodweynenews.com (Yesterday) - Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga WADDANI Md Shiine muxumed Idiris geeridii ku timi walaalkii ... 2 Views Read more
-
Gandhi 'devastated' by India ambush
bbc News (Yesterday) - The head of India's Congress Party, Sonia Gandhi, says she is "devastated" by an attack on party officials in Chhattisgarh, which left 23 people dead.... 2 Views Read more -
Buug Cusub oo Daboolka ka Qaaday in Madaxweynihii Maraykanka ee Kennedy uu Taageeri jiray Hitler
togdheernews.com (Yesterday) - Buug cusub oo laga soo saaray dalka Jarmalka, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Mr.Kennedy uu si qarsoodi ah u jeclaa, ulana dhacsana hoggaamiyihii NAZI iyo... 5 Views Read more
