Komishanka Doorashooyinka ee Degmada Gabiley Oo Ku Dhawaaqay Natiijadii Doorashada Gabiley
Gabiley (XNN) – Komishanka Doorashooyinka Degmadda Gabiley ayaa goor-dhaweyd ku dhawaaqay Natiijadii Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmadda Gabiley ee Gobolka Gabiley. Natiijadan waxay Asxaabta Siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:- 1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi. 2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi. 3)-UCID waxa uu helay 4 kursi 4)-RAYS waxa [...]...
132 Views Published By: xariiradnews.com - Wednesday, 5 December, 2012
Random News
- Older News
-
Masar & Itoobiya oo wada hadal ugu furmay Addis Ababa
warfaafiye.com (Today) - Kulan Labo maalmood ugu socday Dowladdaha Masar iyo Itoobiya magaalada Addis Ababa ayaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa muranka biya xireenka ay Dowladda Itoobiya ku dooneyso iney kusoo... 4 Views Read more
-
Xarakada Al-Shabaab oo soo bandhigtay askar ka goosatay dowlada
deegaan.com (Today) - Ururka Al Shabaab ayaa waxay gelinkii dambe ee shalay, ay soo bandhigeen laba kamid ah Ciidamada Militariga ee Dowladda Soomaaliya, oo ay sheegeen inay isu soo dhiibeen. sidoo kale Labadaan... 4 Views Read more
-
Dib-u Noolaynta Waxbarashada Somalia
deegaan.com (Today) - Juun 18, 2013, Muqdisho…..Mudanayaal, marka ugu horeysa dhamaantiin waad salaamantihiin. Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idinkala soo qeyb galo, rasmi ahaana u furo Shirka Waxbarashada Soomaaliyeed. Ugu horeyn,... 1 Views Read more
