Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Isbahaysiga Siyaasadeed Ee Midnimo Oo Ku Baaqey In Wada-hadal Looga Gudbo Khilaafka Puntland Ka Taagan

Iyada oo dhawaan magaalada Bosaso looga dhawaaqey urur siyaasadeed ay ku mideysan yihiin aqoonyahan iyo waxgarad kale kaas oo loogu magac daray Midnimo ayaa maanta bayaan uu soo saarey isbahaysigaasi ku baaqey in la yeesho wada hadal looga gudbo khilaafka hadda taagan. Dr.Axmed Maxamed Axmed Gurey (Sadiq Enow) oo guddoomiye kumeelgaar ah u ah ururkaas [...]Isbahaysiga Siyaasadeed Ee Midnimo Oo Ku Baaqey In Wada-hadal Looga Gudbo Khilaafka Puntland Ka Taagan...

read more...

60 Views Published By: horseedmedia.net - Thursday, 13 December, 2012

Random News