Howlgal balaadhan oo ciidanka Kenya ka fuliyeen xaafada Islii ee magaalada Nairobi
Nairobi(OWN)- Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada booliska ee dalka kenya ay . Waxaanay howlgalkaas ku soo qabqabteen 15 qof oo laga shakiyay, kadib qaraxii habeenkii Khamiista ka dhacay magaalada nairobi ayaa ciidamo isugu jira GSU iyo booliska ay ka fuliyeen baadhitaanada qaybo ka mid ah xaafada Islii. Taliyaha booliiska Moses Ombati [...]...
44 Views Published By: oodweynenews.com - Friday, 7 December
Random News
- Older News
-
Radio Xariirad :Afhayeenka Maamul Gobaleedka Saylac & lughaya State Of Somaaliya Oo Waraysi Siiyay Shabakada Xariiradnews Isagoo Ku Sugan Dalka Biljimka
xariiradnews.com (Today) - Brugsel(XNN) Afhayeenka Maamul Gobaleedka Saylac & Lughaya State Of Somaaliya oo Waraysi siyay Shabakada Xariiradnews isagoo ku sugan Dalka Biljimka. ... 6 Views Read more
-
Kenya oo dalbatay in laga hortago Maxkamadaynta Madaxda Africa
warfaafiye.com (Yesterday) - Safiirka Dalka Kenya u Fadhiya Midowga Africa ayaa ka dlabaday Midowga Africa in ay mid ka noqdaan tilaabada la doonayo in maxkamada aduunka lugu soo taago Madaxwaynha Dalka Kenya iyo... 1 Views Read more
-
Wasaaradda arrimaha Gudaha Dalka Itoobiya oo Digniin u dirtey Madaxa Kilinka Shanaad Cabdi ileey
duhur.com (Today) - Wasaaradda arrimaha Gudaha Dalka Itoobiya oo Digniin u dirtey Madaxa Kilinka Shanaad Cabdi ileey?Wasaarada arrimaha gudaha dalka Itoobiya ... Full Article... 1 Views Read more
