Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Hargeysa oo lagu kala haaday caawa iyo dhimasho iyo dhaawac jirta

Magaalada Hargaysa ayaa waxaa caawa ilaa gelilnkii danbe ee maanta ka dhacayay rabshado, ka daba socda natiijada guddiga doorashada Hargaysa ay ku dhawaaqeen doorashdii golaha deegaanka, iyadoo dadkani ay ka careysan yihiin codad guddigu doorashada ay sheegeen inay khaldamen taasoo keentay dagaalka dhex mara Booliska iyo dadweyne careysan. Dadweynaha iskusoo baxay magaalada hargeysa  ayaa waxay ku qaylinayeen erayo ay [...]...

read more...

212 Views Published By: warfaafiye.com - Thursday, 6 December, 2012

Random News