Hambalyo Hambalyo xildhibaan Abdi (Laki)
Waxaan halkan hanbalyo aan lasoo koobi karin uga dirayaa Xildhibaan Abdiraxamaan Xasan (Abdi Laki) oo ku soo baxay kaalmaha hore ee loolankii Doorashooyinka degaanka Togdheer/Somaliland . xildhibaanka aniga oo ku hadlaya Taageerayaashiisa Qaarada yurub waxaanu leenahay Hanbalyo Alle haka dhigo kii Magac fiica u keena dhamaan Reer Togdheer iyo somaliland ba ….Rabina hakula garab galo [...]...
64 Views Published By: oodweynenews.com - Wednesday, 5 December
Random News
- Older News
-
Hambalyo , Arooska Boqorka Yaasiin Maxamuud Ismaciil iyo Marwadiisa qaaliga ah ee Handa Saleeban Cabdi
oodweynenews.com (Today) - Hambalyo Hambalyo Hambalyo , waxan halkan hambalyo uga dirayaa Boqorka Yaasiin Maxamuud Ismaciil Iyo marwadiisa qaaliga ah ee Handa saleeban Cabdi oo caawa Arooskoodu ka dhacaayo magaalada Burco hambalyo waxaa... 3 Views Read more
-
SIDII CIID FIJAAS BUU KU DHIGI SAYMO OODANAHE
oodweynenews.com (Today) - Soomaaliland Maalintay Siigo Koru Duushay Markii Uu Cigaal Suuf Alool Saanada U Dhiibey Habar Habar Markii Loo Saftee Sumucu Qiiqaabay Sekedaha Madfacu Maalintuu Saqafka Goynaayey Saqiir Iyo Kabiir Maalintii Aan... 2 Views Read more
-
Buug Cusub oo Daboolka ka Qaaday in Madaxweynihii Maraykanka ee Kennedy uu Taageeri jiray Hitler
togdheernews.com (Today) - Buug cusub oo laga soo saaray dalka Jarmalka, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Mr.Kennedy uu si qarsoodi ah u jeclaa, ulana dhacsana hoggaamiyihii NAZI iyo... 4 Views Read more
