Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo la kulantay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain William Hague (Daawo Sawirada)
Raa’isal Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ku sugan Magaalada London ayaa waxay maanta kula kulantay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain William Hague. Kulankan oo ugu horeyn ahaa mid ay albaabada u xirnaayeen ayaa markii uu soo dhamaaday ay si wada jir ah saxaafada ula hadleen. [...]...
94 Views Published By: markacadey.net - Thursday, 3 January
Random News
- Older News
-
Maamulka degmada Ceelbarde oo ka warbixiyey weerar alshabaab ay ku qaadeen degmadaas
.raxanreeb.com (Yesterday) - Ceelbarde(RBC ) Maamulka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa faah faaahin ka bixiyey weerar ay degmadaas ku qaadeen rag ka tirsan alshabaab gudoomiyaha degmada Ceelbarde C/risaaq Caweer Cumar oo warbaahinta... 6 Views Read more
-
Dowlada Federaalka oo jawaab ka bixisay Go’aankii Somaliland ee xayiraada diyaaradaha UN-ka
horseedmedia.net (Today) - Go’aan khaldan ayey ku tilmaatay dowlada Federaalka xayiraadii uu Maamulka Somaliland saaray duulimaadyadii Qaramada Midoobay, kadib markii ay heshiis horudhac ah Muqdisho ku gaareen UN-ka iyo Dowlada Federaalka in xukuumada... 2 Views Read more
-
Dowladda Federaalka oo ka hadashay go’aanka ay Soomaaliland ku Mamnuucday Duulimaadyada Qaramada Midoobe
.raxanreeb.com (Today) - Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii uu maamulka Soomaaliland uga mamnuucay iney duullimaad ku sameeyaan garoomada ku yaalla deegaanada uu ka arimiyo maamulka Soomaaliland Diyaaradaha Qaramada Midoobe... 13 Views Read more
