Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Farmaajo oo looga yeedhay Xarunta AMISON iyo Digniinaha loo Jeediyey

Waxaa Galabdhicii Maanta Xarunta Xalane oo ah Saldhiga ugu weyn ee Ciidamada AMISOM Magaalada Muqdisho looga yeeray Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo hadana ah Musharax u Taagan Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. Farmaajo ayaana durba gaaray Xarunta Xalane waxa uuna halkaasi kulan adag oo saacado badan qaatay kula yeeshay Saraakiil iyo Masuuliyiin [...]...

read more...

50 Views Published By: togdheernews.com - Friday, 10 August, 2012

Random News