Fanaanada reer Waqooyiga Ameerika Sahruuja oo mar kale Banaanka soo dhigtay Muuqaalka Hees aad u Macan, Yaa ka Jir Macaan Fanaanada Bal Daawo Muuqaalka cusub
Fanaanada reer Waqooyiga Ameerika Sahruuja ayaa mar kale banaanka soo dhigtay hees aad u macaan oo dhan kasta laga soo diyaariyay, hadey noqota Cod, Laxan, Ereyo, Musik iyo intaas waxaa u sii dheer fanaanada oo la soo baxday muuqaal aad u qurux badan oo dad badan soo jiitay. Sahruuja waxay ku cusub tahay Maslaxa Fanka [...]...
88 Views Published By: newsomali.com - Saturday, 23 February
Random News
- Older News
-
Daawo Video: Dadweynaha Reer Jabuuti Oo Kulaylka Xagaaga Dartiis Ku Soo Qulqulaya Magaalooyinka Borama Iyo Hargeysa
cadceed.com (Today) - Jan 19, 2013 Djibouti(Cadceed) – Dadweynaha Reer Jabuuti Oo Kulaylka Xagaaga Ku Soo Qulqulaya Magaalooyinka Borama Iyo Hargeysa... 3 Views Read more
-
Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ee magaalada Muqdisho iyo Ciidamada gaashaaman oo gudaha u galay.
somaliswisstv.com (Today) - Waxaa Goor Dhow Qarax ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay magaalada Muqdisho iyo Wararka aan ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunra UNDP ay ku leedahay agagaarka garoonka... 4 Views Read more
-
Obama oo booqasho ku tagay dalka Germany
horseedmedia.net (Today) - Obama ayaa lagu wadaa inuu khudbado kasoo jeediyo kulamo maanta ka dhacay magaalada Berlin ee dalka Germany. Booqashada Obama ayaa ah mid taariikhi ah oo lagu soo beegay muddo 50... 1 Views Read more
