Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Dowladda Kenya oo ku wareejisay dowladda Soomaaliya waraaqadihii lahaanshaha dhulkii Safaarada ee Nairobi

Dowladda Kenya ayaa ku wareejisay dowladda Soomaaliya waraaqda milkiyada dhulkii Safaarada Soomaaliya ay ku laheyd magaalada Nairobi, kaasoo sanadkii 2010 ay u xukmisay Maxkamada sare ee dalka Kenya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in muddo ah ay sugayeen waraaqda lahaanshiyaha dhulka, kadib markii ay Maxkamada u xukuntay sanadkii 2010, [...]...

read more...

56 Views Published By: jowhar.com - Friday, 22 February, 2013

Random News