Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Degmada X/Jajab Oo Noqotay Degmadii U Horeysay Ee Laga Fuliyo Mashruuca Danguud Ee Soo Celinta Bilicda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya

Muqdisho(RBC Radio) Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa noqotay degmadii ugu horeysay ee laga fuliyo hawsha Danguud taasoo lagu dhisayo goobaha hawlbowlaha u ah degmooyinka gobolka Banaadir oo uu soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir waxaana Xarunta degmada X/jajab  oo uu xiligan uu ka Muuqdo Burbur kasoo gaaray dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho. Danguud oo [...]...

read more...

51 Views Published By: .raxanreeb.com - Sunday, 27 January, 2013

Random News