Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Dawladda Puntland Oo Soo Dhaweyn U Sameysay Xildhibaan Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe oo Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya [Dhageyso ]

  Boosaaso[RBC Radio] Waxaa maanta magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu soo dhaweeyey Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo Jeeda Puntland. Xildhibaan Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe ayaa waxaa soo dhaweeyey Madax ka tirsan Puntland uguna horeeyo Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan,Odayaal dhaqameed,Haween,Maamulka gobolkayo kan degmada Boosaaso, Xarunta [...]...

read more...

179 Views Published By: .raxanreeb.com - Saturday, 2 February, 2013

Random News