Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Danjire Maxamed Cali Nuur: Waraaqihii Lahaanshaha Dhulka Safaaradda Soomaaliya Waa Nalagu Soo Wareejiyey

Nairobi (RBC) Danjiraha Soomaaliya ee wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa sheegay in shalay [Jimce] lagu soo wareejiyey waraaqaha lahaanshaha dhulka safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi kaasoo muddo dheer dacwad ay ka taagneyd ka dib markii sida la sheegay dhulkaasi uu si khalad ah u iibsaday nin ganacsade Hindi ah sanadkii 1995. Danjire Maxamed [...]...

read more...

64 Views Published By: .raxanreeb.com - Friday, 22 February, 2013

Random News