Dadweynaha Djibouti oo u dareeray goobaha doorashada Barlamaanka ee Dalka
Shacabka dalka Djibouti ayaa saaka u dareeray goobaha cod-bixinta, si ay u doortaan xildhibaannada ka mid noqonaya baarlamaanka dalkaasi. Dad gaaraya 200 oo kun ayaa sharci u leh inay ka codeeyaan 480 oo ah xarumaha lagu codeeyo oo dalka oo dhan laga sameeyay, sida uu VOA-da u sheegay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dalka Djibouti, Cabdi Ismaaciil [...]...
52 Views Published By: togdheernews.com - Friday, 22 February
Random News
- Older News
-
Nigeria: British Prime Minister Describes London Attack As a Terrorist Incident Foreign
aallafrica.com (Today) - [Premium Times]Two men attacked a man believed to be a British soldier in London.... 4 Views Read more -
Ciidamo ka socda dalka Sierra Leone oo maantey gaaray Dhoobley
.raxanreeb.com (Today) - Dhoobley[RBC Radio]Sida uu xaqijiyey guddoomiyaha degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose Axmed Xasan Qeex oo maantey la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamo ka socda dowladda Sierra Leone oo an... 0 Views Read more
-
Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Gobolka Hiiraan
markacadey.net (Yesterday) - Kooxo hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxay maanta weeraro kala gooni gooni ah, ay ka geysteen Deegaanada Duduma qaris iyo Saba Xume ee Gobolka Hiiraan. Kooxahaan ayaa... 4 Views Read more
