Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

DAAWO SAWIRADA xafladdii xalay Madaxweyne Xasan Sheekh lagu soo dhaweynayay ee ka dhacday London

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud  iyo Marwadiisa Qamar Cali Cumar Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan London ayaa xalay kula kulmay Hoolka Central Hall Westminster,xaflad si weyn loo soo qaabeeyay oo lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha Soomaaliya   iyo wafdigiisa Xafladda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Soomaali kummanaan ah [...]...

read more...

275 Views Published By: newsomali.com - Saturday, 2 February, 2013

Random News