Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Daawo Sawirada kulankii u horeyey ee xasan Sheikh iyo Saacid tan iyo markay is qabteen

Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdi Farax Shirdoon ayaa maanta Warsaxaafadeed uu soo saarey ku cadeeyey inuu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxweynaha khilaafkaasoo uu Raysal wasaaruhu ku macneeyey mid Dastuuri ah, hadaba kulan maanta lagu balansanaa in looga hadlo Amaanka ayaa labada Masuul ku kulmeen iyadoon Wax hadal ah dhex marin ayuuna kulanku dhamaadey. [...]...

read more...

55 Views Published By: - Tuesday, 12 November, 2013

Random News