Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya oo hada la wareegay Magaalada Beydhabo iyo Al-Shabaab oo Magaalada ka baxday”Xog Rasmi ah”

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in Daqiiqado yar kahor Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiya ee la wareegeen Magaalada Beydhabo. Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya ayaa hada gudaha u galay Magaalada Beydhabo iyagoona isku sii fidinaya xaafadaha kala duwan ee Magaaladaasi ,waxa eena Ciidamada Dowlada iyo [...]...

read more...

7 Views Published By: warhaye.com - Wednesday, 22 February, 2012

Random News