Akhriso : Liiska Magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada Cusub.
Muqdisho ( SPR ) : Raysal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa soo dhamaystiray Wasiirada Xukuumadiisa,Waxaana halkan idiinku doo gudbinaynaa Magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada la magacaabay.
Wasiiru Dowlayaasha
1-Cabdi Farax C/qadir -- Wasiiru dowlaha madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Magacyada Wasiira ku xigeenada oo ilaa 20 gaaraya
Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Arimaha Dibada
1-Eng maxamed Aadan Axmed
2 Jamaal Axmed Barrow
Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Arimaha Gudaha
1 Xasan Ibraahim Maxamed
2...
137 Views Published By: http://spr.fm - Thursday, 13 December
Random News
- Older News
-
Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo Isku Raacay In Dowladda Looga Danbeeyay Maamul u Samaynta Dalka Soomaliya
radiowidhwidh.com (Today) - Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raacay in la qabto shirweyne qaran oo dib u heshiisiin ah, kaasoo ay... 3 Views Read more
-
Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda IGAD waxa uu Xambaarsan yahay.
puntlandi.com (Today) - Adis ababa–25 May,2013–Pi– Shalay oo ahayd 24 bishaan Maay Waxaa Adis Ababa ku shirey Wasiirada Arimaha Dibada IGAD, isla xalayna waxaa shirey Hogaamiyayaasha Wadamada IGAD oo ka munaaqashoonayay, go’aan kama... 2 Views Read more -
Nuxurka Kulan Qado ah oo Dhexmaray Wasiir Duur Iyo Oday Dhaqameeyada Gobolada Awdal/Salal
togdheernews.com (Yesterday) - Boorame (Togdhnews)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal oo uu weheliyo Ugaaska Beelaha Gobolka Awdal... 4 Views Read more
