Home Contact Us About Us RSS LoginCreate a free account

Abwaan Xaawo Bulxan Cali Gabaygii Guur aan Ka la'aado (vedio)

Abwaan xaawo bulxan cali waa Abwaanad soomaliyeed oo aad iyo aad u gabayo wanaagsan waxayna Gabaygeedan Guur aan ka la'aado jawaab u yahay Gabay uu Abwaan soomaliyeed waa hore tiriyey oo la odhan aw yusuf Bare.

"Mooryaanka gaajoon oo waddada tuugada u gelaya,

ee googarada dumarkiyo midkaan garanna dhaafeynin,

jid-gooyaha Islaamkii gembiyay guur aan ka la'aado"

 ...

read more...

284 Views Published By: dhanbaal.com - Thursday, 5 July, 2012

Random News