25 dhallinyaro oo lagu xiray Beledweyne
Ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ku soo qabqabtay 25 dhallinyaro ah oo looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin maleeshiyada al-Shabaab. Dhallinyarada ayaa la xiray iyagoo la socday gaari ka yimid magaalada Gaalkacyo sida uu saxaafadda u sheegay taliyaha qeybta booliiska gobolka Hiiraan [...]...
15 Views Published By: newsomali.com - Sunday, 3 February
Random News
- Older News
-
Wasiirka Gaashaandhigga oo ardayda Sudaan wax ka barta ka dalbaday iney ku biiraan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya
.raxanreeb.com (Today) - Khartuum(RBC) Wasiirka wasaaradda Gaashaanshigga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ku sugan magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan oo kulan la yeeshauy ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka... 2 Views Read more
-
Maamulka gobolka Hiiraan oo soo saaray awaamiir lagu adkeynayo amniga magaalada Beledweyne
.raxanreeb.com (Today) - Beledweyne(RBC Radio) Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee .gobolka Hiiraan ayaa awaamiir adag kasoo saaray dadka wata dharka shacabka ee hubka ku dhexqaata magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaas oo ay... 1 Views Read more
-
Kenya: My Life Is in Danger - Kalembe
aallafrica.com (Today) - [The Star]THE Independent Party leaders Kalembe Ndile, yesterday morning narrowly escaped death after bandits allegedly stormed his Syokimau estate home but were repulsed by his personal security.... 5 Views Read more
