Latest News
- Older News
-
XUKUUMADDA SIILAANYO OO CULAYS KU SAARATAY GUDOOMIYAHA URURURKA WADANI MUDANE CIRRO INUU CADEEYO INUUSAN AHAYN MUSHARAXA MADAXWEYNAHA EE URURKA WADANI
oodweynenews.com (Today) - Waxaan salaan diiran u dirayaa dhamaan umadda reer Somaliland meel kaste oo ay joogaan, waxaan kaloo salaamayaa dhamaan bahda saxaafadda meel kasta oo ay joogaan. Waxaan maanta qalinka u qaatay... 1 Views Read more
-
Dabaal dagi Ugu Balaadhaneed Abid Ee 18 May Oo Ka Dhacay Wadanka Malaysia Kulmisayna Dhakhtiir Aqonyahan Mujahidin Arday Iyo waalid ( sawiro)
oodweynenews.com (Today) - Xaflad Balaadhan Oo Si Heer Sare Ah Usoo Agaasimay Ururka Ardayda Iyo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Wadanka Malaysia Aya Waxay Ka Qabsoontay Caasimada Wadanka Malaysia Kualalumpur Gaarhaan Hotelka Caanka Ah... 1 Views Read more
-
XAFLADDII 18 MAY EE XALAY KA DHACDAY JOHANSBERG SOUTH AFRICA + Sawiro
oodweynenews.com (Today) - WAXA HABEENKII XALAY AHAA KA DHACAY JIZZ HALL EE MAGAALADA JOHANSBERG XAFLAD AAD U BALAADHAN OO JAALIYADDA SOMALILAND EE KU DHAQAN WADANKAN SOUTH AFRICA KU QABSADEEN, TAAS OO AY KU... 1 Views Read more
-
Shalay Ayey Dhaantay Sidani(1) W/Q-Ceelaabe
oodweynenews.com (Today) - Isbedel Ayaa aduunyada ku socda,Isbedelku Keliya Maaha in Horumar laga gaadho wadooyinka,Technologyga iyo Caafimaadka.Horumarka Nolosha ugu weyn ee la gaadhaa waa in la helo Jiil iyo fac ama dad Heegan... 1 Views Read more
-
Waa maxay faa,iidada ku jirata inuu ciidanka qaranka somaliland darajo yeesho? By: aadan axmed nuur
oodweynenews.com (Today) - intii somaliland la soo noqotay qaranimadii ka luntay 1960 kii waxa si laxaadleh u kobcaayay dhismaha iyo tayada ciidanka qaranka somalailand taas oo maanta maraysa meel aad iyo aad u... 1 Views Read more
-
Baroordiiq Ottawa lagu xusay noloshii Dr CabdiShakuur Sh Cali Joohar
oodweynenews.com (Today) - Waxaa magaalada Ottawa sabtidii isugu soo baxay dad aad u fara badan baroordiiq loo sameeyay Dr CabdiShakuur Sh Cali Joohar. Baroordiiqaaso ay qabanqaabadisaa ay ka soo shaqeeyeen gudoomiyaha Wadani ee... 1 Views Read more
-
GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGUFARAX
oodweynenews.com (Today) - 1 CAAQIL AXMED XASAN DHAGLES IYO CARUUTIISA 1. MAXAMED CAWIL ACDI IYO CARUURTIISA IYO XASASKIISA 2. NUUR CILMI X XUSEN IYO CARUURTISA IYO XASASKIISA 3. CALI IBRAHIM DIIRIYE 4. CABDI ... 1 Views Read more
-
jaaliyada reer soomaliland ee ku nool magaaladada karlstad ee magaalo madaxda gobolka värmland ee carliga sweden waa markii koobaad ee xaflad noocan oo kale ah lagu qabto magalada karlstad
oodweynenews.com (Today) - Xafladani oo ahayd tii Abid ugu balaadhnayd ee lagu qabto magaaladan maalinta gooni isu taaga jamhuuriyada Somaliland taas oo ay ka soo qayb galeen Fanaaniin caan ka ah Gobolkan värmland... 0 Views Read more
-
XAFLAD LAGU XUSAYO SANADGUURADA 21 AAD EE SOMALILIAND OO JAALIYADA SOMALIALND EE SOUTH AFRICA (COSSA) KU QABTEEN JOHENESBURG+SAWIRO
oodweynenews.com (Today) - Johansburg(OWN) Waxaa xalay xaflad aan nooceeda hore loo arag ka dhacday magaalada Johenesburg ee South Africa xaflad lagu Xusayay Sanadguurada 21 aad ee dib Ula Soo Noqoshada Xornimada Somaliland waxaa... 1 Views Read more
-
Tacsi loo dirayo qoyska iyo eheladii Marxuumad Qamar Cali xaashi
oodweynenews.com (Today) - Inaaa Lilaahi, wa inaa lilaahi raajucuun. Halkan waxa aanu tacsi ugu diraynaa, qoyskii iyo eheladii aya ka geeriyootay Hooyo Qamar Cali Xaashi Gele oo ku geeriyootay Buursaalax ee gobolka Mudug... 0 Views Read more
- next >

